Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay

Boga "UNICRI" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay
Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay
United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute
Fadhiga ururka UNICRI
Loo soo gaabiyoUNICRI
Samaysmay1969
NoocaMachad Cilmibaadhis
SharcigaShaqaysa hada
FadhigaTurin, Talyaaniga
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Websiteunicri.it

Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute, loo soo gaabiyo: UNICRI) waa xubin ka mid ah shanta Cilmibaadhis iyo Machad Tababar ee Qaramada Midoobay kaasi oo bulshada caalamku aasaastay sanadkii 1968 si uu ugargaaro ilaalinta dambiyada iyo maxkamadaynta falalka dambi.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search